Turkiga oo Qaxootigii ku sugnaa dalkiisa ku fasaxay qaarada Yurub (Sawirro)

Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku wajahan Yurub. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda Ankara uu sheegay inaysan hadda kadib u hogaansami doonin heshiiskii ay sanaddii 2016 la saxiixdeen Midowga Yurub … Continue reading Turkiga oo Qaxootigii ku sugnaa dalkiisa ku fasaxay qaarada Yurub (Sawirro)